Daawo Hip Hop Dancer-ka Hooyooyinka Uurka Leh

Bulsha:- Dad badan ayaa aaminsan in hooyada uurka leh, gaar ahaan marka ay foosheeda soo dhowaado ee ay sameyso dhaqdhaqaaq in ay fududaan doonto dhalmada ilmaha coloosha ugu jira.

Hooyooyin leh uur u dhaxeeya todobo ilaa sideed bil ayaa magaalada California ku dhigta casharo la xiriira Hip hop dancer, taasoo ay sheegeen qaarkood in ay hibo u leeyihiin, halka qaar kale ay u sameynayaan in foosha u fududaado.

Christina Little, oo leh uur todobo bil, waxaa dhaqtarkeeda uu u sheegay in ilmaha ay wado in ay ku dhalan doonaan jirada naafada ah, waxayna sheegtay in labo caruur oo horay ay u dhashay in ay sidaan oo kale sameyn jirtay dancer ama ciyaarta qoob ka ciyaarka.











_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment