Rag badan ayaa nacay galmada sababtana waa dumarkooda !

Bulsha:- Waxaa jira haween badan oo laga cararo in lala sameeyo kulanka macaan ee naxariista taasina ay sabab u tahay arimo ka imaanaya xaageeda ee hadaba Allshukaansi taladaan ay ku siineyso qaado.

Arinta ugu horeeysa ee uu ninka neceb yahay isla markaana fashil ku keeneysa ciyaarta sariirta ayaa ah haweeneyda oo aan daryeelin nadaafada jirkeeda .

Xishoodka tirada badan ee laga bad badiyay waxa ayna taasi keenieysaa in ninka uusan awood u yeelan in uu taabto jirkeeda ama uu arko , waxa ayna ka yeeleysaa haweeneyda noocaan ah in ninka uu awood u yeelan waayo in u dhameystirto ciyaarta .

Marka haweeneyda ay muujiso in ay necbeysaneyso arimo odayga uu sameynayo xilliga ciyaarta.

Sidoo kale ninka waxa uu nacaa oo ciyaarta ka wasaqeysa in haweeneda ay muujiso cabsi ama in ay u dhawaato jirkiisa ama qeybo ka mid ah iyada oo uu ninkeeda ula mid yahay wax ku cusub oo lala yaabo
Ninka ma jeclo haweeneyda aan hinsadaha ciyaarta wax ku soo darsaneyn oo xitaa hal mar xod xodasho sameyneyn ama u muujineyn odayga in ay u kulashahay caawa .

Ogoow ma tihid gabaryaheey dhagax ee shaqada qaran dhankaada ka cab .








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment