NAXDIN:Waa Ka Mamnuuc 18-Jir Wixii Kayar””Booliska Australia oo Soo Bandhigay Muuqaalka Abyan oo La Kufsanayo

Bulsha:- Abyan oo ah 23 Jir u dhalatay Dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu kufsaday xerada qaxoootiga Nauru  eeisla dalak Nauru halkaasi oo lagu haayo dadka magan galyo doonka ah ee Australia sida sharci darada ah ku soo gala.

Video-gaan ayaa la duubay xiligii Abyaan la kufsanayay ayadoona waceysa booliska waliba ku qeylo dhaamineysa in mar kale aay nimankii kufsaday aay usoo laabteen balse wax caawimaad ah kama aysan heli  Telkii aay wacday ee saldhiga booliska.

Abayan ayaa waxaa aay qaatay Uur Kadib kufsigii loo geestay iyadoona dowlada Australia ka codsatay in ilmaha laga soo xaaqo balse dowlada arinkaasi kaam aysan aqbalin taasina waxeey sababtay in aay aad uga caroodaan Dadka shacabak Australia oo banaanbaxyo waaweyn ku taageeray daaweynta iyo caawinta Abyan.

RIIX HAL KAAN SI AAD U DAAWATO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment