Maxaa keena Gogol Dhaafka La sameeyo (Sir Muhiim ah Oo aan helnay )

Bulsha:- Daraasad warbaahinta arimaha bulshada ee Bulsha.com sameysay ayaanu ku soo helnay arima badanaa keena Gogol dhaafka Ragga ama Dumarka ku dhaqaaqaan.

Marka gogoldhaafku waa wax aad u xun oo bulshada dhib weyn u keenaya, waxaan rabnaa inaan soo koobno sababaha keeni kara gogoldhaafka

1-Alla ka cabsi la’aan 2- ninka iyo naagta aan isku kalsooneyn3- lamaanayasha aan midba midka kale jacayl u haynin ama baahitirikarin4- naagta iyo ninka inay kala fogaadaan muddo badan5- ninka ama naagta oo fududaysta dad kale inay laa saaxiibaan oo sirta u sheegtaan6- isfahan la’aan galmo soo dhexgasha ninka iyo xaaskiisa7- labadooda oo aan isu qalmin oo dan gaar ah ay isu guursadeen
Marka sababahaan ayaa ka mid waxyaalaha keeni kara gogoldhaafka waxaa ugu weyn midda hore, haddii qofka uu yahay mid Alle si dhab ah uga baqaya way adagtahay inuu gogoldhaaf sameeyo.

Haddaba Akhriste hadii sirtan qodob ka mid ah ku saameynayo hadaba faraha kala bax arinta Guurka si aadan ugu dhicin Gogol dhaaf Allaah xaaraan ka dhigay.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment