Ku Nasiibso qoftaan gacanta qabso (Muuqaal Funny ah)

Bulsha:- Nin Madowga Maraykanka ah ayaa goostay sameen barnaamijyada sida Live-ka loo duubo ee kaamirada qarsoon waxaana uu mar walba gacanta ka qabsanayay Rag ama dumar wada maraya balse maxaa ka raacay.

Muuqaalada Qosolka badan ee qeybta  nalaqosol-ka aan idinku soo bandhigno ayuu ka mid yahay Muuqaalkan ee nala  daawo:-

Halkan Riix si aad u daawatid:-







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment