Daawo Fadeexo: Farah Kaftan oo hees ka xaday Sahruuja, uguna soo hormartay Yuotube-ka

Bulsha:-  Fadeexada iyo hadal haynta ugu badan ee baraha bulshada labadan maalmood hareysay ayaa ah Fannaanada Farah Kaftan oo ku ceebowday, kuna fashilantay hees ay 2-dii bisha soo dhigtay Youtube-ka, taasoo orjinaalkeeda ay laheyd Fannaanada kale ee fanka ugu horeysay Sahruuja, maalin kadibna ay Sahruuja soo dhigtay orijinaalka heesta.

Heestaan ay Farax Kaftan soo dhigtay 2-dii bishan, waxaana baaritaan aan ku sameynay kusoo xaqiijinay in heestaan oo uu sameeyay Abwaan Siidow Abu Shaarib, isla markaana uu u dhiibay Fannaanada Sahruuja.

Baaritaanka aan sameynay ku ogaanay in Farax Kaftan ay heesten ka heshay meel ay ka shidneyd oo fannaaniinta ay ku kulmaan, sidaasina ay ku copy gareysay Farax Kaftan si deg deg ahna kusoo dhigtay Youtube, xili soo saaraha iyo farsamaynta uu ku waday Liibaan Jama.

Erayada heesta Farax Kaftan ayaa si rasmi ah ugu luuqeyn heesta iyo muusikada oo si rasmi ah loo garaacin, halka Sahruuja ay si rasmi ah ugu luuqeynayso.

HALKAN KA DAAWO ORIJINAALKA HEESTA IYO SAHRUUJA




HALKAN KA DAAWO COPY HEESTA IYO KAFTAN








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment