Bulsha:- Fannaanada quruxda badan ee Barwaaqo Maxamed Xaashi (Barwaaqo Qalanjo) oo ka mid ah Fannaaniinta ku nool magaalada Hargeysa ayaa xili ay marti ku aheyd barnaamij looga duubayay wareysi ayaa si qaldan u marsaday make up, iyadoo labada dhinac ee dhabanadeeda iyo baararka kore ee indhaha ka buuxisay.
Sidon kale, gabadha wareysaneysa ee wariyaha ayaa iyaduna si qaldan u isticmaashay make up-ka, iyadoo dheeri tirnaantii colorka uu ka lumay labadooda.
Akhristayaasheena waxaa usoo gudbineynaa seddax heesood oo fannaanada ku luuqeyso, kuwaasoo aan kala dhicin.
Halkaan ka Daawo Muuqaalka
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment