Daawo: Gabar Somaliyed oo Dunida ka yaabtay kadib wax cusub ay soo kordhisay.!!

Bulsha:- Gabadh Soomaaliyeed oo la yiraahdo Sacdiya ayaa guul wax ku ool ah ka soo hoyisay ganacsi,taasi oo Soomaalida maanta ay ku faanto.

Sacdiya oo ku magac dheer Sacdiya Source oo aad u maleyso in Shirkadeeda ganacsiga loogu magacdaray (Shirkada Sacidya Source).

Sacdiya oo warbaahinta si aad ah kaga muuqata ayaa Hada lagu soo qaaday Barnaamijka Doorka Haweenka iyo Waxtarka Dumarka ee ka baxa Tv-ga Soomaaliyeed ee Somali Cable oo fadhigiisu uu yahay magaalada London ee cariga dalka Ingiriiska.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment