Hababka ugu Casriyeeysan ee Xaga Galmada Casriga ah

Bulsha:- Waxaa jira Habab badan oo galmada loo sameeyo , mana lagu soo koobi karo sharaxaad waxaase ka qaadaneynaa dhowr hab oo galmada cusub  ah oo raaxo laga helayo.

Hadaadan aheyn Xaas ama Xaasle muhiim ma ah in aad aqriso qoraalkaan waayo waxaa sura gal ah in dareen aad ka qaado ama xiligaan diyaar adaan u aheyn barashada .

Hadaba hababkaan oo loo galmooda raaxo ayaa lagu helaa.

-In Ninka naagta ka sara maro(Normal Psotion)
-In Naagta Sareyso(Women Above)
-In Ninka naagta dhanka gadaal ka soo maro in ay is bar-bar jiiftaan.
-In Ninka kursi ku fariisto








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment