Bulsha:- Madaxwaynaha maamulka puntland ayaa waxaa waraysi xiiso badan oo la xidhiidha Arimaha Bulshada Lala yeeshay, waxaana wax laga waydiiyey waxa uu qabto xiliyada firaaqada, Inuu isticmaalo Facebook, Dharka uu xidho, Wuxuuna sheegay inuu aad u jecel yahay Yicibta iyo Caanaha geella.
Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Heesaha uu jecel yahay, wuxuuna sheegay inuu aad u dhegaysto Fanaaniintii Hore ee caanka ah, Wuxuuna soo qabsaday Heesta Kinsi Xaaji ee “Xareeda Laguma Wacnaado, Abaartana Lama Xumaado”
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment