Bulsha:- Baaritaan ay dhawaan soo bandhigtay haayada u qaabilsan qaramada midoobay ka hortaga gudniinka xanuunka badan ee aduunka oo dhan ay ka soo horjeesteen ee Fircooniga ayaa shaaca waxaa ay ka qaaday arimo badan oo ku saabsan farqiga u dhaxeyaya dumarka Sunada u Gudan iyo kuwa Fircooniga u gudan.
Daraasada Waxaa ay haayadas sheegtay in ay yihiin dumarka ugu gogol dhaafka badan ama kuwa jirkooda ka ganacsada ay yihiin kuwa u gudan qaabka fircooniga ah waxaana taas loo keenay cadeymo dhowr kuwaas oo meesha ka saaraya shaki badan.
Dumarka loo gudo habka fircooniga ah waxaa laga jaray dareenkii oo dhan taas ayaana ugu wacan in dumarkaas ay sameyaan gogol dhaaf badan tusaale ahaan markii gabartaas sidaas loo

Balse gabarta loo gudo sunnada waxas oo dhan waxaa ka haqabtiri kara ninka kowaad ee ay la kulanto kaas oo ay ka heli karto dareen dhab waayo markii hore ayaan laga jarin qeybta dareenka lkn mid ayaan meesha ka marneyn taas oo ah in dareen uu yahay mid uu alle dadka ku aburo.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment