Bulsha:- Marka yurub la galay dadka waxay arkeen nolol ka duwan bulshada soomaalida, naagta iyo ninka meesha way ku sinnaadeen bal waxaa laga yaabaa naagta inay ka qiima badan tahay ninka marka yurub la joogo, marka ninkii wuxuu rabaa inuu kula dhaqmo sidii isagoo soomaali joogo oo kale, sidaa ay tahayna mana biilo, biilkooda wuxuu ka soo dhacaa dowladda, cayr ayay ku nool yihiin, waxaa laga yaabaa inuu lacagta qaad ku dhameeyo isagoon shaqynaynin, naagtii ayaa waxay dareemaysaa inay dulmi ku jirto oo awood ay u leedahay ninkan inay iska buriso, sidaas ayay ku fureysaa, sababo kalena way jiraa oo naagaha ay ku gardaran yihiin, almuhim, naagta marka ay ninka iska furto, waxay rabtaa nin maxaa yeelay nolol oo dhan way haysataa cuntada ay rabto way helaysaa iyadoon dhibtoon, waa kacsanaysaa marka waa inay nin raadisaa, naagaha xunxun waxay bilaabayaan inay sidaas ku qaraabtaan oo saaxiib samaystaan, laakin midda dhowrsoon waxay raadinaysaa nin dhaqan karo, oo guurdoon sax ah, marka nimankaas intee laga heli karaa oo guurdoonka ah?
waxaa laga heli karaa dalalka Africa iyo carabta, markaas ayay netka ka raadinaysaa siiba Paltalk, qolal waxaa jiray guurdoon gabdho iyo garoobo ay soo gali jireen, meeshii ayay nin ka baranaysaa markaas ayaa lays shukaansanayaa, marka lays fahmo waxaa lagu heshiinayaa inay u timaado oo ay is arkaan iyada iyo ninka, tikidka iyada ayaa iska soo dhiibayso, haddii ninka ay ku qanacdo meher ayaa dhacayo, sidaas ayay nin kale ku halaysaa, waa laga yabaa inay si fiican u dhaqmaaan ama ay is fahmi waayaan, xaalka garoobta guurdoon ah waa sidan, sidoo kale waxaa la sheegaa naagaha yurub ka soo gala inay ka galmo jecel yihiin kuwa soomaali joogo, ilaa iyo hadda waa la garan la’yahay sirta ku jirto, fircooni ayay u gudan yihiin haddana lama reebi karo kacsi, ragga guursaday aad bay ula yaabeen, nin ka mid ah ragga naagahaas guursaday waxay ka timid Canada soddon way dhaaftay, wuxuu sheegay mar kasta dhawmo ayay rabtaa isagoo iska fadhiya kursiga ayay agtiisa soo fariisanaysaa macwista kor uga qaadaysaa bahalkiisa ayay jaqaysaa sida ilmo naas nuugaya oo kale, wuxuu yiri: ninkaas aad baan ula yaabanay, maanta oo dhan inaan saarnaado ayay rabtaa, marka galmada aan bilowno sariirta oo dhan biyo ayay ka dhigay waxaad moodaa inay isku kaadinayso, qoyaanka badan dartii qayladeeda looma joogi karo deris ayaa laga soo maqlayaa, iyo neeftuur daran.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment