Bulsha:- Haddii aad tahay gabar reer leh, isla markaana ku mamman taleefoonada caaqilka ah, ogow waxaad halis ugu jirtaa inuu reerkaaga burburo, sidaasi waxaa lagu caddeeyay daraasad lagu sameeyay dalka Mareykanka.
Daraasadda ayaa sheegeysa in 75% haweenkii ka qeybgalay ay isku raaceen in taleefoonnada caaqilka ah (smartphones) ay faragelin weyn ku yeesheen jacaylkooda.
Haweenku waxay sheegeen in taknooljiyadu ay yareysay waqtigii ay la qaadan lahaayeen lammaanahooda, waxayna taasi keentay in raga iyo teknooljiyadu ay ku tartamaan kiihanan lahaa dareenka haweenka.
Daraasaddan oo lagu daabacay wargeyska Psychology of Popular Media Culture. Taleefoonnada caaqilka ah waxay ku jiraan kaalintii kumbuyuutarrada, taasina waxaykeentaa in qofku aad ugu
Mashquulo inuu akhristo bogagga iyo warbaahinta bulshada sida Facebook iyo Twitter, waxayna arrintaasi sababtay in aad loogu mashquulo
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment