Daawo Video: Fadeexo laga duubay Gabar Soomaaliyeed iyadoo qaawan muuqaal laga duubay inta la suuxiyey

Bulsha:- Gabar somali ah ayaa xiriir jaceyl layeelatay nin somali ah  kaas oo xaas iyo 3 caruur ah leh.

kadib gabadhii ayaa waxay kala kulantay dhibaato weeyn ninkaas.
Ninkaan ayaa gabadhaan darooga siiyay oo suuxiyay kadibna uu kufsaday asagoona ka qaaday sawiro iyo filim gabadhaas oo qaawan.


gabdhaan oo aan ogeen waxa uu ninkaan xaaslaha ah ku sameeyay ayaa markey ogaatey waxay joojisay xiriirka ka dhaxeeyay iyada iyo ninkaas.


Laakiin ninkaas oo arintaas ka xanaaqay ayaa ugu hanjabay inuu sawiradeeda  ku faafinaya 

doona simaliada dhexdeeda asagoona bilaabay inuu sawirada gabadhaas ku iibiyo 5 dollar.

gabadhaas oo dhibkaasu dulqaadan weysay ayaa nonlsha nacday waxayna isku dayday inay is disho.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment