Wax ka ogoow fircooni iyo suno kacsiga ma u siman yihiin

Bulsha:- Soomaalida waxay u kala bixiyeen gudniinka labo nooc fircooni iyo sunni ama suno furcooni waxay ugala jeedaan gudniinka gabadha laga xaluufinayo faruuraha cambarka kuwa gudaha iyo kuwa bannaankaba,

markaas ayaa si daran loo taltolayaa, marka la guursado dhib ayaa lagu bigrajabiyaa gabadha fircooniga loo guday, laakin midda suniga waxay ula jeedaan gabadha kintirka laga jaray iyo wax yar faruuraha gudaha, kaddib lama tulayo, waxaa su’aal mudan waxaa jira gabdho fircooni u gudan haddana kacsi la joogi la’ maxaa ka jira arrintan, jawaabtu waxay tahay naago waxaa jira kacsiga ku dhahay oo hormunkooda kacsiga badan yahay kuwan oo kale haddii aan la gudi lahayn kacsi baa dili lahaa








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment