Qofka wuu iloobi karaa shey uu soo gatay Balse ma iloobi karo qoftii uu jeclaado

Bulsha:- 1- Waa dareen aad u macaan badan marka aad ogaato in uu jiro qof ku raadinaya marka aad maqan tahay .

2- Haddii la i yiraahdo kala dooro hantidada Qaaruun iyo jaceylkaada waxaan dooran lahaa hantida Qaaruun si an hadiyad ahaan aan kuugu keeno .

3- Imisa dayax ayaa jirta ? waa labo mid cirka jira iyo midka aqrinanaya fariintaan waana adiga qaaliyeey

4- Qofka waa uu iloobaa wax uu soo iibsaday ,,,, balse ma iloobo qalbi uu jeclaaday .

5- Qoraxda waxa ay soo dirtaa dahab dayaxana Dheeman aniga oo Yaasiin ah waxaan kuu soo dirayaa jaceylkeyga oo


6- Haddii la isu geeyo maalmaha farxadda ee nolosheyda dhab ahaan shumis, xittaa ma gaarayaan hal daqiiqo ee aan kula joogay .

7- Waxaan filayaa in hooyadaa ay aheyd Shini,, ma dareensan tahay sababta? maxaa yeelay malab ayay dhashay waana adiga qaali

8-. Dayax ayaan kuu soo diray si uu wadada kugu ifiyo ,, isaga oo careysan ayuu igu soo laabtay waxaan ku idhi maxaa kugu dhacay , markaas ayuu iigu jawaabay waxaad ii dirtay iftiin indhaha iga soo riday Waana adiga xabiibti.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment