Daawo muuqaalka :- Duq waayeel ah oo Daacish indhaha u shidatay

Bulsha:- Islaan waayeel ah oo diinta isaamkana si wanaagsan u taqaana ayaa waxaa la sheegay inay ka yaabsatey saraakiil ka tirsan jabhada ISIS ama Daacish ka dib marki ay u sheegtay inay alle u noqdaan oo ayna iska daayaan falalka gowraca iyo dilka ah ee ay ku hayaan dadka gaar ahaana dadka muslimiinta ah arintaas oo ayna ku tilmaamtey inay tahay dambi weyn oo xaga Alle laga galay.

HALKAAN KA DAAWO








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment