Bulsha:- Su’aal kama taagna in Beyonce ay tahay boqorada qoob ka ciyaarka, waxaana ay taas ku muujisay qoob ka ciyaarkii ay xalay kusoo bandhigtay showga Super Bowl.
Sidoo kale showgan waxaa Beyonce kala qeyb qaadanayay fanaaniinta kala ah Chris Martin iyo Bruno Mars, kuwaasoo iyagana showga kusoo bandhigay wacdaro aan laga sheekeyn karin.
Halkaan ka daawo wacdaraha Beyonce:




_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment