Arrimaha Ugu Muhiimsan Isku Diyaarinta Ciyaarta Sariirta. ”Sir Muhiim ah”

Bulsha:- In marka hore nafta laga fogeeyo mashquulka iyo muragada waana wax yaabah as-aasiga u ah shaqada baashaalka macaan , sidoo kale waa in jirka ahaado mid fir fircoon maxaa yeelay jirka oo daalan waxa uu wiiqayaa macaanka baashaalka .

Goobta kulanka uu ka dhacayo waa in uu ahaado goob degan oo aysan jirin wax keeni kara in baashaalka wiiqmo .

Waa in uu jiro yool (ujeedo) laga leeyahay in macaanka baashaalka la gaaro , sidoo kale in baashaalka lagu bilaabo hadal dabacsanaan , baashaal fara ka cayaar.

Waxaad samaysaa inta ay is diyaarinta wado kolka ay soo dul istaagto sariirta iyadoo qolka qeyb kamid ah ka labisanaysa waxaad la qeybsataa intay badalashada kujirto hadalo sii kicin kara iyada una muujin kara in caawa aad iyada aad iyo aad ugu kulushahay la qaado farxada kadib far.

Marka labada dhinac ay gaaraan xalaada kacsiga waa in labada dhinac iska war hayaan waayo waxaa suura gal ah in gabadhu weli gaarin yoolkii la hegsanaayay.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment