Sabrina Rodrigo oo ah gabar weriye ah, ayaa xili ay warbixin u direysay felefeshin ay u shaqeyso eyadoo joogta beerta xayawaanada, waxaa fowdeeyay Daanyeer, kaas oo ka taabtay naaska Midig, Sabrina ayaa qosol la dhacday eyadoo arintu Comady isku bedeshay.
Daanyeerkaan oo lagu magacaabo Valababon “Mickey”, ayaa ah mid caana, wuxuuna ka qeybgalay 2012-ki filimka “Rock Of Ages” weriyayaasha ayaa si wanaagsan u yaqaan danyeerkaan oo ah mid falaad badan.
Daanyeerka ayaa ka faa’deystay weriye Sabrina xili ay warbixin

_____________________
Xafiiska Shabakada mybulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment