Arrag Sawir qosol badan ”Geelkeyga oo daaqsin u baxay ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu xad Federaal ah ka talaabay”

Bulsha:- Sawir gacmeedkanai cajiibka ah ayaa waxaa laga sameeyay dhibaatooyinka uu shacabka Soomaaliyeed u abuuray Nidaamka ay DFS qaadatay ee Federaalisimka ah.

Reer miiga ayaa dhibaato adag ku qaba nidaamkaasi kadib markii ay saadaaliyeen in Federaalka uu ka mamnuuci karo isku gooshida xadadka Maamul Goboleedyada.

Saameyn ballaaran ayay aaminsan yihiin in Federaalka uu ugeysan doono dhaqashada Xoolahooda iyo u kala safrida Gobolada kale.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment