Naaska raaxada guurka ma saamayn weyn ayuu ku leeyahay dhinaca ninka

Bulsha:- Naaska raaxada guurka ma saamayn weyn ayuu ku leeyahay dhinaca ninka ? 

middaas waxay u noqonaysaa nafsiyaadka ninka ninba wax buu ka helaa nin waxaa jira jecel naas weyn nin  midka kalana maba jecla naas weyn bal hadduu arko naas weyn kacsigaaba ka tagaya,  waxaa muhim ah inuu meesha wax ku yaallaan ee eeysan ahayn dhul garoon ah, waxaa kutubta taariikhda ku qoran in Xajjaab bin Yuusuf wiilkiisa u rabay gabar qurux badan loo guuriyo wuxuu u diray nin khabiir ah ninkii ayaa soo laabtay wuxuu yiri waan soo helay naagtii aad ii dirtay laakin naasaha ayay ka weyntahay Xajjaab baa markaa yiri : 


Naag quruxdeeda ma dhamaystiranti markii ay naaso weyn leedahay mooyee, marka sida nimanka ay u badan yihiin waa naaso waaweyn , niman way jiraan jecel naaso yaryar laakin waa yaryihiin








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment