Arag sawir qosol badan oo laga sameeyay Xasan Sheekh & Ceydiid Ilka-Xanaf oo gacan isla galay

Bulsha:-  Sawir gacmeedkaani ayaa ah mid lagu muujiyay Madaxweyne Xassan Sheekh iyo Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda sare Avv. Ceydiid C/llaahi Ilka-Xanaf oo ku hor hardamaaya Maxkamada sare ee dalka.

Xikmada ku jirta Sawirka ayaa ah in Ilka-xanaf uusan ku qanacsaneyn in xilkaasi laga qaado, balse Xassan Sheekh oo qorsho gaar ka damacsan uu nafta ad dhigay Ilka-xanaf isaga oo u adeegsanaaya awoodiisa, hayeeshee Ilka-xanaf uu ku dhagay iridka si uu usii wato howshiisa.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment