DAAWO Dooqeyga Waa Ninka Leh Guska Nuucaan ah Galmadiisa Kama Caajisayo

Bulsha:- Waxa uusan shaki ku jirin in Ibta labada naas iyo mantiqada ku hareersan ee midibkoodu yahay (Pink Iyo Brown-ka) in ay yihiin goobaha ugu dareenka badan naasaha ,balse waxaa qalad ah in goobahas la kiciyo ka hor inta aan la soo bisleyn jirka intiisa kale .

Iyadoo la eegayo aqoonta ama fanka galmada waxaa ninyahoow lagaaga baahan yahay in marka hore aad kiciso dareemaha goobaha dareenkooda yar yahay kacsi waalida laheyn markaa ka dib u soo laabo goobaha dareenkooda xoogan yahay iyadoo taasi ay keeneyso natiijo wax ku ool ah oo ah in gabarta gaarto gariirka galmada ama wax loo yaqaan galmada oo laga dhargo.

hablaha wey ugu jecel yihiin ninka bashaaliya marka hore oo meel walibana ka dhuuqa inta aan labilaabin galmada maxaa yeelay markii aad u galmooto haweenka raga ma awoodo in maanta oo dhan uu saarnaado hablaha maxa yelay awood uma lahan marka waxa lasameeya raaxada marka hore kadib hadii aad ugalmooto labo jeer kadib wey ku filnaan doonta qoftaada marka waxa laga raba inadan ugalmoon durbadiiba oo aad baashaaliso.

Hadii kale sida rag badanba kudhacday ayaa kugu dhici doonta oo waxey ku dhihi doonta raaxo mataqaanid ama hablaha kale iyada saaxiibka la ah ayey uga shekeyn donta sida aad usameeeso hadii aad qaab daran tahay.

Hadii aad safiican ugu raaxeesana ugama shekeendoonta hablaha kale maxaa yeelay wey ogtahay in hablaha ay ka helaan ninka raaxada yaqaan marka isjir ayaan ku dhihi laha








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment