WARBIXIN CAJIIB AH: Maxaay Tahay Sababta Rasmiga ah ee Ka Danbaysa Bur-Burka Qoyska.

Bulsha:- Waxaa  sanadahani danbe  aad u tira batay furiinka,ama kala taga lamaanaha is  qaba  ee sida lama filaanka, ah durba u ku kala taga balse  su’aasha ah maxaa keenay furiinka ayaa noqotay mid soo no noqata.

Hadaba waxaa dhahi karnaa bur  burka  qoysaska,  waxaa loo aanayan karaa in aay salka ku hayso arimo fara badan oo aan  qaaar ka mid ah astaamahoodaa aan hoos ku xusi doono.

Waxa keena furiinka waa wax aad u adag hadii si loo eego hasa yeeshee waxay sheegaan dadka ku taqasusay arrimahaan in loo aaneeyo arimao fara badan  oo aan ka xusi karno.

1 dhibaato dhaqaale oo soo wajaha  qoyska

2 In lakala fogaado  oo laba meel aay ku kala noolaadan qoysaska

3 dabeecada oo lagu kala duwanaado.

4 balwadda  lamanaha is qaba mid ka mid isticmaalo Balwada

5 dhaqanka oo lagu kal duwanaado

6 gogosha oo leeskaga kal heli waayo  oo mid ka mid ah  lamanaha gogasha mid kale  ku qancin waayo

7 faragalin ku timaada lamaanaha dhankasataba ha ahaatee,

Marki si fiican aan u eegno nolosha bini’aadamka waxa ugu muhiimsan waa guurka sidaas daraadeed ayaa dadka badankiis u arkaan furiinka in ay tahay guuldaro ku timaada guurka.

Balse waxaa la doonaya inta badan had iyo jeernain lagu dadaalo samirka iyo dulqaadka., murtida ama maah maahyada Soomaaliya ayaa oranaysaa Haween ka samir ama u samir  taasi oo loola jeedo in aay haweenka cara badan yahiin inta badan.
Hadaba  qormadayna tan xigta ayaan ku soo qaadan doona, sirta  rasmiga ah iy sabo badan oo loo aanayo furiinka haduu allah ka dhigo, wixi kordhin iyo fikradahiina waa idiin furan tahay.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment