Bulsha:- ASC DHAMAANTIIN WALAAL WAXAN AHAY GABADH 18 JIR NINKAYAGA MARKAAN ISU TAGNO KALAMA KULMO WAX RAAXO AH WAXAAN DAREEMAA XANUUN AAD U DARAN OO I GAADHSIIYA HEER AAN QAYLIYO MARKA HORENA WAXAAN AHAY GABADH AAD U
DAREEN BADAN LAAKIIN DHIBKU WUXUU IGA HAYSATAA MARKAAN GALMADA BILOWNO AYAA RAAXO IIGU DAMBAYSA WALAAL ILA TALIYA
Jawaabta Galmada marka ay xanuunka
keenayso waa
marka ay
meesha bukan
tahay, waxaa
laga yaabaa in
gudaha farjiga
uu bukan
yahay, ama uu
yahay mid aad
u qalalan,
waxaad
adeegsataa kareemada loogu talagalay galmada meesha jilcisa, haddii ay dhibaatadu sii jirto waxaa fiican inaad isabaarto si loo ogaado dhibka meesha uu ka jiro.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment