Bulsha:- Dhakhtarada aduunka ayaa bishan april soo saartay warbixin ka nixisay wadamada gabdhahooga guda warbixintani oo ahayd mid lagu baraarujinayay dadyowga caruurtooda guda iyo ragga guursada naagaha fircooniga haddaba waxa jirta 7 cudur oo aanad ogayn oo laga dhaxlo haweena fircooniga loo guday akhristow ka faa’ideyso oo suni iska guurso hoos ka akhri
1: waxa laga qaada cudurka maskaxda ku dhaca ee isku buuqa
2:waxa laga qaada cudurka jabtida ama jabtada madow loo yaqaano
3:waxa laga qaada cudurka hawl gabka guska adigoo da’yar oo dhalinyaro ah
4:waxa laga qaada cudurka roomatiisamka ee jilbaha ku dhaca
5:waxa laga qaada kalyo xanuunka
6:waxa laga qaada cudurka faaliga ee ama qalalka
7:waxa laga qaada cudurka cimri deg dega ama hore u gabowga
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment