VIDEO:- Gabadhaan Siday Ugu Jees-Jeesayso Oo Ay Ugu Ciyaarayso Diinta!

Bulsha:- Muxubo waa gabar majaajilayste ah waxayna caan ka tahay baraha internet-ka sida Facebook, Youtube iwm.

Gabadhaan ayaa waxay leedahay taageerayaal iyo dad badan oo ku xiran barnaamijyadeeda iyo muuqaaladeeda joogto ah.

Qaar ka mid ah muuqaalladeedii ugu dambeeyay ayaa sababay dhaliil aad u weyn oo la jeediyay gabadhaan waxaana lagu eedeeyay inay ku ciyaarayso diinta Islaamka.

Sidoo kale muuqaaladeda mid ka mid ah ayeyba dadka ku boorineysaa in la iska baabi’iyo calaamada wanaaga badan ee Sujjuuda wejiga muujisa, taasoo astaan u ah dadka ehlu salaadka ah, waxaaney Muxibo dadka bareysaa sida la isaga tir tiro astaantaa.


DAAWO MUUQAALKA







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment