Bulsha:- Mataanahaan ayaa wax walba nolosha ka mid ah wadaaga oo ay ku jiraan dareenka, hal saaxiib iyo in ay isku dayi doonaan inay yeeshaan hal uur.
Anna iyo Lucy DeCinque, 30 jir ayaa adduun dhan $ 250,000 waxay ku bixyeen qaliinka la isku qurxiyo si ay isugu eegaadaan, loona buuxiyo dibnaha, naasaha iyo suunniyada baarkooda.
labadaan gabdhood ee mataanaha ah ayaa mudo afar sano ah xiriir kala dhaxeeyay makaanik korontada sameeya oo la yiraahdo Ben Byrne, 32, iyaoo hal dareen wadaagaya.
Anna iyo Lucy DeCinque ayaa dareenkooda wuxuu yahay mid isku xiran, oo mid walba waxay sameyso ay tan kalena sameyneyso, hadey wax cunto Anna, Lucy iyadana waa qasab in ay wax cunto, dhaqaatiirta ku xeel dheer quluub, jinsiga iyo caafimaadka 99.9 waxay isku mid ka yihiin mataanahaan dareenka oo ay wadaagaan.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment