Raga Guursada Dumarka Quruxda Badan oo la Ogaaday Guurka Kadib in ay la Kulmaan 3 Dhibaato.

Bulsha:-  Mar hadii aad aragto arimo kuwaan o kale ah waxaad dhici karta in aad wax badan isweydiso waayo markaad maqasho barnaamijka aan hada ka hadleyno waxaa laga yabaa in aad sifican aad u xiiseyso waayo raga dhan waxaa ay jecelyihin dumar qurxoon lkn taas waa dhib waayo dumarka aadka u qurxoon waa kuwa dhib badan la kulma marka ay guursadaan kadib.


Taas waxaan kaga danleeyahay arimo badan kuwaas oo aan hoos ku qori doono hadii alle idmo mar hadii aad tahay nin raga waxaan dareemi karnaa in aad jeclaan laheed in aad hesho dumar aad u qurxon lkn taas ma ahn mid faaido ku keeneys 100% waayo dumarka qurxoon inta badan ma ahan kuwo caafimaad qaba inta badan.

1: Dumarka quruxda badan inta badan waxaa ay qabaan xanuuno aysan qabin dumarka kale2: Waxaa dumarka qurxoon intoda badan lagu arkaa in ay noqdaan kuwa areebo ah ama baali.

3: Dumarka quruxda badan inta badan waxaa ka kor hadla isha dadka waay qof walba waa uu fiirinaa taasn waa dhib.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment