Bulsha:- Waxaa hoyga sirta Nolosha Allshukaansi ay soo ogaadeen in Dumarka aad u jecelyihiin Ragga ka qeyb qaata Nadaafada guriga kuwaasi oo dareen farxadeed dareemaya .
Daraasado la sameeyay ayaa sheegaya in ninka oo ka qeyb qaata shaqada nadiifinta iyo hagaajinta guriga in ay dareensiineyso farxad ragga kale aysan haysan ee aan sameyn arinkaan oo kale .

Sidoo kale daraasadda ayaa sheegeysa in ninka nadiifinta guriga ay u tahay hab uu uga baxsado mashaakilaadka lamanatiisa waxa ayna dareensiineysaa tani xasilooni .
Hadaba Ragga jaanis ayay u tahay arintan ay maanta Allshukaansi.com kuu soo bandhigtay waxaana suura gali doonta in uu saxmo jawiga guud ee dareenka nolosha.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment