Bulsha:- Dhibaatooyinka uu facebook leeyahay oo sii kordhaya iyadoo Sanadkaan Bilawgiisa ay Sii korartay Dhibaatooyinka Gabdhaha Soomaaliyeed loogu geesto Shabakada Bulshada ku Sheekeysato ee Facebook.
Sida aad muuqaalkaan ku Arki doontaan Gabar Magaceeda ku Soo Gaabisay Faatima oo ku Sugan Magaalada Jidaha ee Wadanka Sacuudiga ayaa Todabaadkaan Waxa ay isla Facebook Soo Galisay muuqaal Gaaban oo ay uga Shekeyneyso Arin Layaab leh oo Aysan Qof ku Dhicin iyada ka hor isla markaana ay facebook Kala Kulantay.
Dhacdadaan ayaa ah Gabar Facebook ka sameysay jaceyl Cajiib ah kaasoo ugu Dambeyn Guur isky Rogay iyadoo aan ls’is Arag Balse Maxaa Dhacay Markii la’is Arkay, Bal Daawo muuqaalka ay gabdha Kaga Hadleyso lama Filaanka Kala Qabsaday Wiilka Marka ay Kulmeyn iyo Waxa uu ku Noqday.
HALKAAN RIIX OO DAAWO

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment