Daawo:-Farxiya Kabayare oo si Cad u Qiratay Sir Layaab leh oo u Qarsooneyd iyada iyo Dalmar Yare,

Bulsha:- Fanaanada Codka Macaan ee Farxiya Kabayare oo ka mid ah Faniinta aadka loogu jecelyahay isla Markaana Xiliyadii Dambe si aad ah u sii heleysay Taageero badan ayaa Haatan Waxa ay markii ugu Horeysay Cadeysay Sirtarasmiga ah ee nolasheeda ku daahsan iyo Arimihii kala dhexeeyay Dalmar yare.

Farxiya Kabayare ayaa todabaadkaan Waxa ay Soo Dhigtay Barta ay Bulshada ku SHekeysato Muuqaal Qiiro leh isla markaana  Xikmada.com  heshay kaasoo ay kaga Hadleyso Arin Bulshada Soomaaliyeed ka Yaabisay, iyadoo Fanaanada cadeysay Dalmar yare Waxa uu u ahaa iyo Ninka imika ay isku Kacsanyihiin iyo Fashilka Hareeyay Guurkooda.

HALKAAN  RIIX  OO   DAAWO








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment