DAAWO:- Gabar ka Sheekeyneysa Shirqool iyo Khiyaano Jaceyl oo uu udhigay Maxamed Bk iyo Sir Hoose

Bulsha:- Gabar Sooaamli ah oo Magaceeda ku Sheegeysa Xayaat Ayaa ka Shekeyneyso Dhacdo Layaab leh oo ay Kala Kulantay Fanaanka Codka Macaan ee Maxamed Saciido BK kaa Soo ay Sheegtay in uu Geestay Dhibaato Nuuceeda aan Horay loo Arag isla markaana uu shirqool Jaceyl uu u dhigay.

Gabdhaan ayaa si Qiiro leh uga hadleysa Shirqoolka Maxamed Bk kaasoo ay Sheegtayin uu Sabab u ahaa Fanaan ay Saaxibo dhawyihiin taasoo ay sheegtay in aysan ka Filaneyn in uu sharaf dhac u Geysanayo.

HALKAAN RIIX OO  DAAWO






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment