Muqdisho: Haweeneey 5 Bilood Kaliya La Qabay Oo Wiil Dhashay

Bulsha:- Wararka Naga Soo Gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa Waxa ay Sheegayaan in aad Looga Hadal hayo Nin Naag uu Qabay Shan Bilood Kaliye ineey Todobaadkii Lasoo Dhaafay Wiil isaga Ku Magacaaban ay Dhashay Haweeneeydaasi, Waa Sida uu Kusoo Waramayo Wariyaha Magaalada Muqdisho ugu Soo Warama Shabakadda Hablaha.com oo Aalaba Soo Ururiso Macluumaadka Ku Saabsan Arimaha Qoyska.

Warar Hoose Ayaa Sheegaya in Ninkani Naagtaas oo Garoob aheyd uu aad u Jeclaa, Xiliga uu Soo Guursanayana ay aheyd Garoob Car Car ah oo Niman Wad Badan.

Hayeeshee Lama Sheegi Karo Ilaa Hadda Urkaas Halka Ay Kala Timi, Balse Dadka Waxa ay Xaqiijin Karayan uun in Ninkaasii uu Naagtaas Qabo Ama Guriga U Joogta Muddo Shan Bilood Kaliya ah.

Warar Kale ayaase Sheegay in Ninka Naagta Qabo uu Ku Andacoonayo in Naagta Markii Horaba uu Qudba Sira Ku Qabay inta aanu Guriga Keensan.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment