Bulsha:- Xaflad habeenimadii xalay ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Kenya “State House”, ayaa Obama waxa uu ka qeyb galay Qoob Ka ciyaar halkaas ka dhacay.
Obama ayaa si aan caadi ahayn ugu ciyaaray Hees caan ka ah dalka Kenya Guud ahaan.
Inkastoo sidii caadada u ahayd Obama markaan aysan soo raacin xaaskiisa iyo labadiisa Gabdhood, hadana booskooda waxaa u buuxiyay gabadha ay Aabo wadaagta yihiin ee Dr. Auma Obama.
Halkaan ka daawo qoob ka ciyaarka Obama:
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment