Muuqaal: Film Dagaal iyo Action ah oo lagu duubay Xeebta Muqdisho (Daawo)

Bulsha:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Dhamaan Akhristayasha Sharafta badan ee Kalshaale.com Muuqaalka Film Loogu magac daray (BADEECO) oo dhalin yaro Soomaaliyeed ay Jileen Xeebta magaalada Muqdisho iyo Qaybo kale oo kamida magaalada.


Film-kan oo ah mid dagaal ah ayaa waxaa la kala iibsanayaan Badeeco, iyadoona Tuugta Filmka ay dilayaan wiil dhalinyaro oo damcaya inuu ka qaado Badeecada, waxaana dagaal uu ku dhexmarayaa Xeebta iyada oo ACTION badan uu la socdo, waxaana sidoo kale la isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan.

Bulshada Soomaaliyeed oo Bur-burkii dalku  dhankastaba ka Saameeyay ayaa hada u muuqda kuwo ku Baraarugay sidii ay Caalamka horumaray ula Jaan-qaadi lahaayeen, waxayna dhalintu mudan yihiin Bogaadin iyo Hanbalyo









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment