DAAWO:- Gabar 18 sano jir ah oo u muuqaal ekaaday 144 sano jir

Bulsha:- Ana Rochelle Pondare oo 18 sano jir ah oo u dhalatay dalka Filipina ayaa muuqaalkeeda guud uu u ekeeday sida qof jirta 144 sano.

Gabadhani ayaa ku dhacay cudur dhif iyo naadif ku ah dunida, qofkii uu haleelana u ekeysiiya waayeel boqol iyo dhowr sano jir ah.

Ana Rochelle Pondare ayaa u dabaal degtay dhalashadeeda 18-aad iyadoo ku faraxsan muuqaalkeeda jireed, waxayna muujisay kalsooni.

Khubarada caafimaad ayaa warbixin ay soo saareen ku sheegeen in 80 caruur ah oo dunida ku nool ay qabaan cudurkani haleelay Ana Rochelle Pondare.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment