Barnaamijka XUSUUSTA WARIYAHA: Wariye Xaawo-Luul Oo Nolosheeda Ka Sheekaynaysa.

Bulsha:- Barnaamjika Xusuusta wariyaha waxaa marti ku ah Wariye Xaawo-Luul Cabdulle Cubeyd oo ah War-aqriye ka tirsan idaacada maxaliga ee Radio Kulmiye oo kamida idaacahada ugu waawayn ee ka shaqeeya magaaladda caasimada Muqdishu siwayna looga dhagaysto qaybo kamida gobolada dalka gaar ahaan koonfurta iyo bartmaha Soomaaliya.

Barnaamijka waxaan soo diyaariyay oo waraysigan soo qaaday wariye Burhaan Diini Faarax oo ah Agaasimaha shabakadda Sejsa.co,za ,wuxuuna todobaadkan idiinka imanayay caasimada Muqdisho.


Wuxuu noqon doonaa barnaamjika Xusuusta wariyaha mid todobaadle ah oo la joogtayn doono ,iyadoona todobaadkasta lagu waraysan doono wariye waxaana samayn kara qofkasta oo wariye ah .








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment