Xiddiga Vin Diesel iyo Deepika oo dhabta isku qabtay: Sawir cusub XXX

Bulsha:- Xiddiga Vin Diesel iyo Padukone ayaa mar kale soo bandhigay muuqaal ah iyagoo dhabta isku haayo, kaasoo qeyb ka ah filimka la sugayoo ee XXX: The Return of Xander Cage.

Vin Diesel iyo Deepika Padukone ayaa taageerayaashooda la wadaagay sawirkaan xili ay ku sugan yihiin Toronto oo qeyb ka mid ah filimka XXX jilistiisa ka socoto.

Vin ayaa labada naasood korkooda ka qabtay Deepika, halka sawirka kale uu muujinaayo Vin Diesel oo xabadka ka qaawan, Deepikana ay garabka ka haysato
Waxaa filmkaan XXX The Return of Xander Cage hoggaaminaya Vin Diesel, Samuel L. Jackson Jet LiTony Jaa, Deepika Padukone, Conor Mc Gregor Nina, Dobrev, Ruby Rose, Andrey Ivchenko, Toni Collette iyo Al Sapienza.

Jilaa.com







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment