Cod: Al-Shabaab oo qabsatay Magaalo madaxda gobolka Sh/Hoose ee Marka iyo sida wax u dhaceen (Waraysi)

Bulsha:- Ciidanka Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta la wareegey gacan ku haynta magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose. Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa magaalada soo galey ka dib markii ay saaka ka baxeen saaka ciidamada dowlada federaalka iyo kuwa Amisom oo la sheegey in ay ku sugan yihiin deegaanka Shalanabood.

HALKAN dhegayso WARAYSI


Ka bixitaanka ciidamada Amisom ee Marka, ayaa waxaa xaqiijiyey afhayeenka gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Xuseen Shiino, Wuxuuna sheegay in ciidankan ay magaalada ka baxeen kadib markii ay “Waayeen xuquuqdooda, islamarkaana ay cabasho badan ay kaga timid shacabka magaalada”.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment