Shirkadda Sony LIV oo sii deysay filimka King Khan ee Dilwale.

Bulsha:- Shirkadda Shah Rukh Khan ee ‘Red Chillies’ ayaa heshiis la gaartay xilli hore oo sanadkaan ah shirkadda Sony Pictures Networks, waxaana labada shirkadood ku heshiiyeen iney iska kaashadaan sii deynta filimka Dilwale.



War dhawaan soo baxay ayaa sheegaya in filimku sameeyay guul weyn kadib marki shirkadda Sony Pictures Networks ey bilowday iney kasii deysto Telfonka, waxaana fursad u helay una heli kara dad badan oo raba iney daawadaan.



Ku xigeenka madaxa fulinta shirkadda Sony Live ayaa sheegay in filimka Dilwale uu soo hooyay natiijo wax ku ool ah.

 

Dhanka kale warar soo baxay ayaa tilmaamaya in mashaakil soo wajahay Shah Rukh Khan, ka dib marki mid kamida xisbiada dalka India ka jira ka hakiyeen saiwrka filimkiisa cusub ee  Raees.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment