Katrina Kaif: “Hooyadeey marwalbo caqabad ayay ku tahay Jaceylkeyga”

Bulsha:- Aktarada caanka ah ee Katrina Kaif oo dhawaan wareysi bixisay, ayaa waxay weerar afka ah ku qaaday Hooyada dhashay, iyadoona sheegtay in Hooyadeed ay had iyo jeer cadaw ku tahay Nolosheeda iyo Jaceylkeeda.

Katrina, waxay sheegtay in Hooyadeed sida kale ay tahay Hooyo aad u wanaagsan islamarkaasina jecel horumarkeeda, lakin ay ku ad adagtahay dhinaca lamaanaheda iyo jaceylkeeda.

Waxay sheegtay sidoo kale in 6 Gabdhood ay iyada la dhasheen, sidoo kalena ay dhib ku qabaan Hooyadood oo si lamid ah sida ay iyada ugu dhibantahay iyagana ugu dhibanyihiin.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment