Salman Walaashii Arpita iyo ninkeeda Aayush oo canugoodi ugu horeeyay sugaya.

Bulsha:- Arpita Khan oo ah Salman Khan walaashii, ayaa ku dhow iney dhasho canugeedi ugu horeeyay, waxaana la arkayay Arpita oo socobku dhibaayo.

Arpita  Khan iyo Aayush oo is guursaday 2014, ayaa si faraxd le’ u dhowraya canugoodi koobaad, sidoo kale waxaa farxadda la qaba labada qoys ey ka dhasheen.


Halkaan ka daawo mid kamida muuqaaladi arooska Adita iyo Aayush.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment