Ranbir iyo Katrina oo kusii jeeda dalka Marocco.

Bulsha:- Xiddigaha Bollywoodka ee dhawaantan kala tegay ee Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif ayaa kusii jeeda bartamaha bishaan dalka Maroco, eyagoo kusoo sameynaya sawirka filimkooda cusub ee “Jagga Jasoos” .

Marocco ayaa noqoneysa dalki ugu horeeyay ee sawirka filimka lagu sameeyo, marka laga reebo India.

Ma aha marki ugu horeesay ee dalka India lagu sameeyo sawirka filim Bollywood ah, waxaana horay ugu shaqeeyay Saif Ali Khan iyo xaaskiisa Kareena Kapoor, filimkooda “Agent Vinod”.

Jilaa.com







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment