Bulsha:- Sida uu qoray wargeyska Masala ee kasoo baxa dalka India, Aktarka Salman Khan ayaa dharbaaxo ku jiiday mid kamid ah ilaaladiisa qaaska ah.
Arintaan ayaa dhacday xili uu Ilaaliyaha Salman Khan isku dayay inuu wariyayaal kusoo xoomay aktarka dib uga riixo.
Salman Khan ayaa la casheeynayay xaaskii hore ee aktarka Hrithik Roshan Sussanne Khan iyo Pretty Zinta..
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment