Bulsha:- Atariishadda Bollywoodka ee Katrina Kaif iyo jilaaga aan ka dhicin ee Aditya Roy Kapur ayaa bilaabay xayisiinta filimkooda cusub ee Fitoor.
Filimkaan oo ah mid aad loo sugayo ayaa qorshuhu yahay in lasii daayo 12-ka bishaan Febraayo 2016.
Aditya Roy Kapur iyo Katrina Kaif ayaa si qurux badan u metelay filimkaan oo weliba Romantic ah.



Jilaa.com
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment