Bulsha:- Boqoradda quruxda aduunka ahna atariishadda Bollywoodka “Priyanka Chopra” ayaa daaha ka qaaday iney ku riyooneyso in maalin ey ku guuleysato abaalmarinta qaaliga ah ee Oscar.
Sida lagu xusay bogga Times of India, xiddigtaan oo 33-sano jira ayaa qeexday iney rejeyneyso in shaqo wanagsan ey qabato si ey u hesho abaalmarinta Oscar maalin maalmaha kamida.
Sidoo kale Priyanka ayaa kasoo muuqa doonta abaalmarinta Oscar qeybta 88aad oo dhici doonta 28-ka bishaan aan ku guda jirno, eyadoo kamida soo jeediya yaasha xafladda.
Jilaa.com
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment