Faa’idooyinka Guud Ahaan Ee Qudaartu uleedahay Ragga…Waxana ay dib usoo celiyaan awooda galmada ee ninka iyo naagtaba…

Bulsha:- Cunista miraha aad ayay caafimaadka ugu fiicantahay. Waxa ay leedahay waxtar xaga kobcinta jirka iyo difaaca jirka. Waa muhiim in aad cuntid marwalba si awoooda galmadu kor ay ugu qaado

Waa iskumid hadii aad cuntid miro cusub ama fresh ah, kuwa laqalajiyey ama kuwa laqaboojiyey.  Hadii aan heli Karin miro fresh waxaad marwalba iskudaydaa inaad cabtid cibtaanka miraha lashiiday ama aad cuntid Miraha

Waxaaa marwalba fiican in aad il gaar ah aad u yeelatid sida aad u cunilahayd cunto dheylatiran oo kamid ah Miraha. taasina waxay kuu sahlaysa guskaagi jilcay inuu awood yeesho

Hadaba hadii aad tahay qofka marwalba jecel inuu cuno hilibka waxaa iga waano ah in aad
yareysid cunista hilbaha oo aada kordhisid cunista miraha.

Halkaan waxa kaloo kuxusan todobo faaido ay leedahay Cunista Miraha.

Cunidda Miraha waxa ay yareyaan Cudurada qatarta ah oo kudhaca  wadnaha.
Hadii aad marwalba aad cuntid miraha ama cabtid Cabitaankooda (juice) miraha waxa ay kaa fogeeynayaan cuddurada kudhaco wadnaha. Cuduradaas oo kamid ah sida  Wadna hanuun, Dhiigkar iyo kansar.

  • Miraha waxaa kaloo kaheli kartaaa nafaqo oo kordhiso adkeeyso difaaca jirkaaga iyo lafaha.
  •  MirahWaxaa ay kordhinaysaa awooda jirka uu kushaqeeyo sida wadnaha iyo aragtida indhaha,
  • u   u adkeysashada jirka cuddurada qarkood .
  • waxay kaloo kaalmeysaa awooda iyo dareemaha galmada.
  • Waxay jirka  ka difaacdaa cuduraha kudhaca guud ahaan sida cadcadaadka jirka iyo in uu jirka jilco.
  • Furuutka waxa ay leeyihiin fitamin iyo mineral kuwasoo siiya jirka caafimaad iyo soo jiidasho.
  • Waxa ay kaalmeynayaan dheefshiidka caloosha.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment