Bulsha:- Markaad eegto Bushmaha Kylie Jenner, waxaadba is leedahay waxaa loo sameeyay oo keliya in la shumiyo, laakiin sida iska cad gacaliyaheeda ee Tyga keliya sooma shumin Bushmaheeda, balse Kylie ayaa sheegtay ineeysan marnaba iloobi doonin shumintii ugu horeeysay ee la shumiyay.
Kylie Jenner, ayaa markii ugu horeeysay ka hadashay sir ku saabsan Nolosheeda qaaska ah. sheekada ay shaaca ka qaaday xidigtaan 18jirka ah, ayaa waxaa la yaabay qaar kamid ah taageerayaasheeda, halka qaar kalena ay soo dhaweeyeen.
Kylie waxay sheegtay in markii ugu horeeysay ee la shuminayay ay dhiganeysay Galaaska sadexaad da’deedana ay ahayd 8 jir.
Hadalka ay ka dhawaajisay Kylie ee ah in la dhunkaday iyadoo 8 jir ayna markaas lahayd saaxiib, waxay cadeeynee ineey ahay gabar aad u kulul kana soo hormartay xiliga qaangaarnimadeeda.
Kahor intii aysan la saaxiibin Tyga, Kylie Jenner waxaa lagu xaman jiray Jadden Smith, oo ah wiilka uu dhalay jilaaga weyn Will Smith.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment